DAAWO: Madaxweyanaha Somaliland Oo Hadda Ka Codeeyay Xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

(SLT-Hargeysa)-Madaxwayanaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa goor dhawayd ka codeeyay xarunta hay’adda shaqaalaha Dawladda, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office