Maayarka Caasimadda Hargaysa Oo Baneeyay Wadooyin Cusub Oo Dhawaan La Dhisi Doono.

(SLT-Hargaysa) Maayarka Caasimadda Somaliland, ee Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo muddooyinkii u danbeeyay ku talaabsanaayay horumar baaxad leh, ayaa banayn ku sameeyay wadooyin cusub oo laga dhisi doono laami casriya. Maayarka oo goob joog ka ahaa banaynta wadooyinka isla markaana hadal ka jeediyay qaabka loo dhisi doono bilowga wadooyinka Cusub ee Caasimaddu yeelan doononto Hoos Ka Daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.