Maalin Walba Kulmiye Madaxaanu Dube Kaladhacnaa. Gaw, Gaw, Gaw.

Markay Maalin_Walba Kumanaan Dada Iyo Siyaasiyiintoodu Xisbiga Waddani Kusoobiiraan Miyaanay Lamid_Ahayn Kulmiye Oo Maalin_Walba Madaxa Dube Lagaga_Tumayo Dam, Dam, Dam,.?

Waarnimayaw Bahalkan Kulmiye Ee Afka Dheerli Naf Adagaa.

xasankaruur55@gmail.com