Ma Rabtaa Inaad Quraanka Iyo Culuumtiisa Ku Barataa Adiga iyo Ubadkaagu Online Idinkoo Gurigiina Jooga??

Machadk AL QUDUS ONLINE ACADEMY  waxuu dhamaan bulsho waynta Soomaaliyeed ee qurbo joogta ah ugu buushaaraynayaa inuu kuu soo kordhiyay hab cusub oo ONLINE ah (Maqal iyo Muuqaal) oo aad QUR’AANKA KARIIMKA iyo CULUUMTA DIINTA ISLAAMKA ah ku dhigan karto adigoo jooga Gurigaaga iyo Xafiiskaaga. Caruur Iyo Waalidba way dhigan karaan Machadka Goor kasta iyo Goob kasta ood joogto. Waxaa kaloo machadka aad ka helaysaa barashada

 

 

1: higaada carabiga

2: Quraanka kariimka ah
3: tajwiidka [qurxinta quraanka] & ducooyinka
4: caqiidada  iyo tarbiyadda islaamka
5: fiqiga iyo axkaamta
6:siirda rasuulka [taariikhda islaamka]
7: tafsiirka quraanka kariimka ah
8: xadiiska nabiga scw

sidoo kale Luqada Carabiga, Somaliga, iyo dhamaan Culuumta Barashada Diinta Islaamka ee kala duwan
Machadka waxaa diyaar kuugu ah Macalimiin Soomali ah oo Aqoon iyo Khibrad sare u leh dhigista Quraanka Kariimka iyo Culuumta Diinta islaamka. Machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo shan maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidku. machadka waxa uu qaadanayaa arday  cusub oo isugu jirta Bilow, Dhexdhexaad Iyo Dhamaystir intaba waxbarashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah!
Machadkan waxaa loogu tala galay Walaalada Soomaaliyeed ee Qurbo Jooga ah.

FADLAN WIXII FAAHFAAHIN DHEERAADA WAXAAD NAGALA SOO XIDHIIDHI KARTAA:

Skype : admiqudus      ama  qudus333@hotmail.com

mobile  : +252634087991

Whatsup: +252634087991

Viber: +252634087991

Email : qudus333@hotmail.com

FACEBOOK: https://www.facebook.com/QUDUS.ONLINE

WEBSITE : WWW.QUDUSONLINE.ORG