London: Baarlamaanka Ingiriiska Oo Cod U Qaadaya Aqoonsiga Falastiin.

(SLT-London) – Baarlamaanka Boqortooyadda Britian waxa ay  dood adag ka yeesheen sidii wadanka in giriisku aqoonsi degdega ah uu usiin lahaa wadanka Falastiiniyiinta waxana doodan xildhibaanadda kadib loo balansan yahay in cod looqaado aqoonsiga wadankaasi waxanay arinkani daba socdaa markii dhawaan sidan oo kale wadanka Swedan u aqoonsaday Falstiin waxana aqoonsiyadaasi iyana fursad muhiima ah ka heli karta Somaliland oo uu xiligan Madaxwayne Siilaanyo ku suganayahay Caasimadda Wadankaasi Ee London, Muqaalka Hoos ka daaawo. 

Somalilandtoday London Office

Contact@somalilandtoday.com