Layaabka Dunidda:Kalluun Ilkaha Bani’aadamka Leh Oo Xeebaha Maraykanka Lagu Arkay.

(SLT-Florida)Nin Reer Ireland ah oo ka kaluumaysanayay badaha wadanka Maraykanka gaar ahaan xeebaha gobolka Florida ayaa u suurtowday inoo soo qabsado kaluun yaab  iyo argagax galiyey dadka kaluumaysatada ah ka dib markii uu shabagiisii uu kaluunka ku soo qabanayey uu ku soo dhacay kalluun ilkaha bani’aadamkoo kale leh.

Ilaa hada lama kala ogaan nooca uu yahay kaluunkani iyo inuu jiro kuwo kale oo lamid ah oo ku dhaqan bada gunteeda iyo inuu kani yahay mika kaliya   aduunyada,

hadaba saynisyahanada ayaa ilaa hada aan cadayn nooca uu yahay kalluunkan ku cusub dunidda ayagoo baadhaya noo can ilka bani’adam koo kale leh

 

somalilnadtoday.com/Hargeysa Office

contact@somalilandtoday.com