KULMIYE Jab Oo Daaha Ayaa Loo Rogay..

Marhadii Mishiinkii kulmiye dhaqaajinaayay Xisbigii kulmiye katagay Kulmiye Way Udhamaatay.

Xildhibaan Nacnac Wuxuu Ahaa Darawalka Dhaqaajiya Kulmiye Iyo Musdanbeedka Xisbiga kulmiye Laakiin Maanta Marhadii Xildhibaan Nacnac Kulmiye Kagoostay Kulmiye Wuu Soo Ootay Oo Gabalbaa U dumay

Maanta Kulmiye Wuxuu Lamidyahay Gaadhi bilaa mishiina,

Gaadhi bilaamishiini Madhaqaayaa.? Maya.

Kulmiye Finish, Kulmiye Haariban.

Maanta Waa Guricas Loogahayaamay Dugaag, Dulin, Gabaaray, Diir iyo Ayax Oomay.

Kulmiyow Nabadgalyo, Kulmiyow Macasalaama, Kulmiyow Jaaaaaw NABADGALYO OO. HANAGUSOONOQON.

Qalnkii Xasan Karuur.

xasankaruur55@gmail.com