Tacsi Ku Socota Prof. Xasan Xiis Oo Hooyadii Geeriyootey

Guddoomiyaha Shirkadda Somtel iyo Guud ahaanba Shaqaale waynaha Shirkadda Dahab shiil Group waxa ay  Tacsi Tiiraanyo leh u diyaan Prof. Xasan Xiis  Oo Ka mida Masuuliyiinta Shirkadda Dahab shiil  Oo Hooyadii Xaawa Ducaale Xirsi ay Ku geeriyootay Shil Baabuur oo ka dhacay Magaalada Hargeysa, Inaa li laahu wa inaa ilayhi raajicuun.

Shirkadaha-Dahabshiil-Prof.-Xasan-Maxamed-Jaamac-Xasan-Xiis-2

Dhamaan Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay Marxuumaddu ka baxdayna waxa aanu leenahay Samir iyo Iimaan saadiq ah Allah ha idinka siiyo, Marxuumaddana  waxa aanu ilaahay uga baryaynaa In uu Jannatul fardawsa Ka waraabiyo….Aamin..Aamin

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

كُلُّنَفْسٍذَآئِقَةُالْمَوْتِوَإِنَّمَاتُوَفَّوْنَأُجُورَكُمْيَوْمَالْقِيَامَةِفَمَنزُحْزِحَعَنِالنَّارِوَأُدْخِلَالْجَنَّةَفَقَدْفَازَوَماالْحَيَاةُالدُّنْيَاإِلاَّمَتَاعُالْغُرُورِ

إناللهوإناإليهراجعون