Ku : Mudane Ahmed Mahamud Siranyo Madaxwaynaha Somaliland

Ku : Murashaxinta 3 Xisbi Qaran Jagada Madaxtoyada

Gari Alley Taqaan

Waxaan Malaqaalkan Si Weyn Ugu Tifatireyayaa.Xoojinta Garta Xaq Ah Ee Beello Weyn Ciise .Taasoo Ay Ay Ka Mid Yihiin Tiirarka Ugu Muhimsan Somaliland .Marka Lagu Xisaabtamo Beello.Hadii Laga Eego Djiance Balaarka.Ahmiyad.Qiimah Uu Leeyahay Degaanada Ay Ku Leeyihiin Somaliland .Laga Soo Billabo Waqtigii Gumeysiga.Dawladihii Dalka Soo Marey.Taasoo Saamigooda Kuraasta Siyaasaded Aysan Marna Gelin Murran.Oo Iska Lahaayee Kuraasta Barlamaanka Iyo Kuwa Degaanka Laga Soo Billabo 1960 Ilaa1991.

Beello Weynaha Ciise Waxay Ka Mid Ahaayeen Xisbigii Usp.Waxay

Ka Helayn Kuraasta Somaliland Waqtigii Doorashada Xoriyad 2 Kursi .Mar Uu Ka Hadlayay Marxuun Mahamad Ibrahim Cigaal .Sida Loo Kal Leeyahay Kuraasta Siyaasad.Oo

Ku Cadeynayay Xaqnimada Gar Naqsiga

Bello Weynte Ciise.Waxuu Yidhi Laba Qaleleka Ku Qaybsadey Iskuma Cowriyan Isago Cadeynayay Xaqanimada Kuraasta Siyaasadeed Ee Degaanda Ciise Weynbaha
Waxaa Intaas Dheer.Hawlaihii Halgankii Lagala Soo Horjeeday Dawladii Xukunkii Dhexe Somaaliya.Beelo Weynta Ciise Waxay Ka Jireyn Safka Ugu Horey.Waxayna Ka Mid Ahaayeen Golihii Dhexe Snm Oo Wax Ka Doortey Guddmiyihii Iyo Ky Xigeenkii Snm .

Beelo Weynta Ciise In Kastroo Aysan Ka Heliin Somaliland Samigooda Siyaasadeed.Sida Dhammaan Beelaha Ay Ka Kooban Tahay Sommliland.Inkastoo Cabasho Iska Jirto.Hadana .Waxaa Hubaal .In Marxuun Cilmi Xersi Uu Noqday.Ku Xigeenk Koowaad Golaha Shacbiga.

Mar Hadii Qaysiga Kuraasta Lago Soo Celiyey Si Dadban Beelihii Ay Ka Kooban Tahay .Oo Dhulbahntey .Loo Meel Dhigay Guddoomiyaha Golaha Shacbiga .W Axau Sheegayaa Caqliga Caafimaad Qaba.In Beelo Weynta Ciisa Ay Gar Iyo Xaq U Leeyihiin Ku Xigeenka Kowaad Golaha Shacbiga

Gari Alle Taqaan.Yaa Oranaaya .Beello Eynta Ciise Xqa Ma Laha Helidda Saamiga Kuraasta Hogaminta Golayyasha .

.Cadeynta Gooldhig Ka Dib.Waxaan Uugu Baaqaynaa Madaxweyne Ahmed Mahamoud .Gudoomiyaasha Sedex Xisbi Qaran Oo U Sharaxan Jagada Madaxtooyada.In Ay Mowqif Xaq Ah Is Ka Taagaan Helidda Kursi Ku Xigeenk Gudoomiye Golaha Oo Xqa U Leeyihiin Beelaha Ciise.

Yeysan Dhicin. Maah Maahdii Oran Jirtey.(Amaah Kugu Raagtey ?Waxaad Moodaa In Xaqaaqa ).Mar Hadii

Beelo Weeynta Ciisa Ay In Badan Dul Qaateyn.In Badan Korkooda Kuraasa Lagu Qaysaday.In Badan Tacadi Ku Dhacay.Maanta Hala Saxo.Qolloyinka Kuraasata Ugu Weyn Haysta .Ha Ka Xishoodaan.In Ay Damac Aan Saamiga Beelaha Ciise.

Waxaa Waajb Ju Ah In Ay Murashaxiinta Sedex Xisbi Jagada Madaxtooyada .In Ay Cadeyaan Moiwqifkooda.Taasoola Yaab Ah ? In Aysan Ilaa Maanta Ka Hadlin.Hada Ay Beelo Weynta Ciise Ay Cod Doorasdho Ka Rabaan/.

Beelo Weynta Ciise Waxay Leeyihiin.Ku Siiye Ayaa La Siiya.

Xassan Suudi Xirsi

Tel : 77 19 98 54