Kooxda Xiddigaha Geesku Waxay Hambalyo Dhalasho Farxadle U Dirayaan Abwaan Cabdi Ismaaciil Siciid (Abwaan Biso) Oo Gabadhi Ugu Dhalatay Hargaysa –

Maamulka Sarre ee Kooxda Xiddigaha Geeska, Halabuurrada, Fanaaniinta, Muusigaystayaasha, iyo Hawl-wadeenada kale ee Kooxda Xiddigaha Geesku waxay Hambalyo Dhalasho farxad leh u dirayaan Abwaan Cabdi Ismaaciil Siciid (Abwaan Biso), oo gabadhi ugu dhalatay Caasimadda Hargaysa. Gabadhaas yar waxa loo bixiyey Hodan Cabdiraxmaan Ismaaciil, waxaanay noqo midii Waalidkeed, Diinteeda iyo Dalkeedaba anfaca. Annaguna waxaanu leenahay Aamiiiiiiiiiin……..Aaaamiiiiiiiiin………….Aaaamiiiiiiiiin.

index