Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Taageerayaasha Xisbiyada Uga Digay Inay Sameeyaan Dabaal Dagyo Inta Ka Horeysay Ku Dhawaaqista Natiijada

(SLT-Hargeysa)-Guddiga komishanka Qaranka ayaa taageerayaasha xisbiyada Qaranka uga digay inay sameeyaan dabaal dagyo inta ka horeysa ku dhawaaqista natiijada codadka doorashada.

 

 

 

 

Somalilandtoday-Hargeysa-Somaliland