Kenya Oo Yeelatay Laba Madaxweyne Tariikhda Markii Koobaad Tasoo Ay Ka Dhalatay Doorashadii Dalka Kala Qaybisay.

(SLT-Nairobi)Dalka Kenya ayaa tariikhda markii koobaad yeeshay laba Madaxweyne kadib markii la dhaariyay hoggaamiyaha Mucaaridka. Hoos ka dhagayso faah faahinta.