Kenya Oo Fal Waxashnimo Ah Ku Tilmaantay Shirqoolkii Ex-Xildhibaan Yuusuf Dirir

(SLTNairobi)- Afhayeenka Wasaarda Arimaha Dibada Dalka Kenya Md Axmed Xaashi Dhinbiil Oo Kamida Ehelka Iyo Faamilga Xildhibaankii Dhawaan Lagu Dilaya Magalda Muqdisho Ilaahay Ha U Naxariistee Marxuum Xildhibaan Yuusuf Dirir Cabdi Ayaa Camaabreeyay suhuur Dadkii U Gaystay Dilkaasi Xildhibaanka Isgoo Sheegay Afhayeenku Inuu Wax Layaableh Ku Tilmaamay Ganafkana Ku Dhuftay Sidii Jilicsanayd Ee Aya Uga Jawaabeen Dawlada Fedaralka Soomaliya Waa Sida Uu Hadalaka U Dhigay Afhayeenkuiye.

Waxanu Sheegay Inaanu Ka Hadhaynin Dilkaasi Xildhibaanka Ee Sida Fawaaxishka Leh Waxaanu Sheegay Inuu Maxakamad La Tiigsan Doono Wax Alaal Iyo Wixii Gaysatay Ee Ka Dambeeyay Dilkaasi, Afhayeenka Ayaa Ah Siyaasi Laga Yaaqaano Caalamka Lagana Qadariyo Kuna Xeel Dheer Arimaha Siyaasda Caalmka Isagoo Ku Celceliaya Inanu Marnaba Ka Hadhaynin Dilkii Loo Gaysatay Xildhibaan Dirir Isag Oo Kaashanaya Kiiskaas Marxuumka Saaxiibo Badan Oo Uu Ku Leeyahay Caalamka Oo Uu Sheegay Inay Kala Shaqayndoonan.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@Somalilandtoday