Kalamaanka Wargayska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Qalabka Ciidanku Ku Qabteen Madaarka Hargaysa??

(SLT-Hargaysa)-Bogaadiye: Alleylehe, Ciidamadeenna Laanta socdaalku way dedaalayaan, mar haddey gacanta ku dhigeen qalabka lagu sameeyo Baasaaboorka Soomaaliya ee cadowgu doonayey inuu dadkeena kaga lumiyo kalsoonida waddaninimo, waxaanse bogaadinayaa Madaxtooyada oo gudbisay waraaqaha xubnaha Komishanka oo WADDANI hadal heyntooda ku maara-roobayey…

kl

 

Baafiye: Waar haddaan ciidanku shaqeynayn qalabkaba lama qabteenne, waxaan baafinayaa masuuliyiintan la yidhi waxay damiinteen ninkii sharci darada dalka ku soo galinayey…

Xigasho: Wargayska somalilandtoday