Kalamaanka Wargayska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Khudbadii Qiimaha Lahayd Ee Madaxwaynaha Somaliland Ka Jeediyay Shirkii Ganasiga Somaliland??

(SLT-Hargaysa)-Bogaadiye: Alleylehe, waakaa Madaxwaynihii Somaliland indhaha beesha caalamka ku soo jeediyay fursadaha Maalgashi ee dalkeenna yaalla, waxaan filayaa in Maal-qabeennada adduunku maalin dhow dalka soo buuxin doonaane, waxaan bogaadinayaa ardayda ka qallin-jabiyey CSI iyo Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood, waxaan leeyahay reer Sool dadka ha soo gaadhaan…

 

kl

Baafiye: Waar, Madaxwaynaha iyo xukuumaddiisu way dedaalayaane, waxaan baafinayaa waxa uu isku casilay masuulkan ka mid ahaa wasaaradda caafimaadka, tollow ma Wasiir Xaglo-toosiye ayuu la shaqeyn kari waayey..

Xigasho: Wargayska Somalilandtoday