Kalamaanka Wargayska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Khilaafka Ka Dhashay Xuska Maalinta Shuhadada SNM??

(SLT-Hargaysa)-Bogaadiye: Waar-yaadhaheen, ma xukuumaddaa dalka Jaho-wareerinaysa mise Mucaaradkaa qalad fahma go’aannada ka soo baxa dawladda, bal xuskan shuhadadii SNM loo dhigayo ee buuqa intaasi leeg ka dhashay eeg, ILAAHAY ha innooga sahlo waxa dawladdu wado’e waxaan bogaadinayaa Muuse Biixi iyo Xasan Guure oo innaga dhameeyay mushkiladdii arrintaasi ka taagnayd…

kl
Baafiye: Waar, xukuumaddu haddey samo wado Inanta kamay joojiyeen xuska ay qabaneyso’e oo qolada Sooyaalla kiina qabsadey odhan lahayde, waxaan baafinayaa waxan uu Cali Gurey dadka iyo dalka u sahadinayo…

Xigasho: Wargayska Somalilandtoday