Kalamaanka Wargayska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Khilaafka Golaha Wakiilada??

(SLT-Hargaysa)-Bogaadiye: Waar-yaadhaheen, isku tanaasulkii iyo wada hadalkii lagu yaqaaney reer Somaliland, malaha waa la iska nacay oo duco qaado dambe socon mayso, waatan nin walba sida uu doonayo uu yeelayo’e, haddii Cirro foojari-gareeyay xeerkii diwaangelinta, Muxaafidkuna ma ansixinta Komishankuu isbaaro hor dhiganayaa, Alle ha sahlee waxaan bogaadinayaa horumarkaa laga gaadhay dhismayaasha dawladda…

kl

Baafiye: Waar cid dalkan u naxaysaa ma jirta oo tiisa hayste miidhan baa ummada jihada ka lumanayee, waxaan baafinayaa odayaashii caqliga u saaxiibka ahaa oo murankan innaga dhameeya, mar haddii Guurtidii hawshan lahaydna la batalaqsaneyso..

Xigasho: Wargayska Somalilandtoday