Kalamaanka Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Fayraska Ebola Iyo Diyaargarawga Somaliland??

(SLT-Hargaysa)-Bogaadiye: ILAAHAY ha innaga hayee cudurkii EBOLA adduunyadii wuu wareeriyey oo qofkii Maraykankii lahaa waanu xakamaynaynaa waa u gudbay shaqaalihii Caafimaadka, waxaanse bogaadinayaa dawladda Somaliland oo ka diyaar-garoobeysa halistiisa…

kl

 

Baafiye: Waar innagu malaha xannuunkaasi qaadi kari mayno, ILAAHAY-na addoomihiisa kuma culaysiyo wax aanay kareyne, waxaan baafinayaa halka wasaaraddii caafimaadka ee arrimahan qaabilsanayd ku dambeysay……

Xigasho: wargayska Somalilandtoday