Kala Maanka Wargayska Somalilandtoday Muxuu Ka Yidhi Hadalkii Guddoomiyaha Guurtida Ee Diwaan Galinta Madaniga?

 

(SLT-Hargaysa)Bogaadiye: Alleylehe Guddoomiyhii Guurtidu diirka ayuu ka qaaday, halka laaxinku ka galay warqadan ansixinta diwaangalinta ee dhawrka toddobaad ku dhex waraygeysa labada Gole  ee halka dayr ku wada jira, haddaba Cirro ayaa laga rabaa inuu inoo kala caddeeyo ololahiisa doorasho doonka iyo kaarto sirdoon nimada uu waraqaha ku kala foojari garaynaayo. Waxaan bogaadinaya Akadamiyaddad nabadda Somaliland dedaalka ay doorashada ugu jiraan.

download

Baafiye: Waar Guddoomiye Cirro warkiisa Faysal Cali Waraabe ayaa hore u sheegay oo waki yidhi 2 sanno kordhin ahbu doonayaaye, waxaan baafinaya   Waxay Xildhibaannadan bahaloobay ku haystaan Maayarkan dadweynihii soo doortey waxqabadkiisa ka mabsuudeen..

Xigadho Wargayska Somalilandtoday.