Ka qayb qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA ee Magaalada Hargeysa

Waxa dhammaan laga codsanayaa ummadda muslimka ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Masjid Al Aqsa ee ku yaalla Xaafadda Xero Awr ee Magaalada Hargeysa.

Haddaba Wixii tabarucat ah ee aad ku darsanayso ku soo hagaaji Account-dan:

 

masjid al aqsa 3

DAHABSHIIL ACCOUNT: HRGD30855

ZAAD ACCOUNT:  4812666-4721122 –

SALAAMA ACCOUNT:  60047750

BALANTEENNU WAA KA QEYB QAADASHADA MASJIDKA AL AQSA.

Aakhiro wax Sii Dhiibo, ifkana liibaan iyo Naxariis alle ku  Nooloow….


————————————————————
Founder/Editor-in-Chief HargeisaPress.com
Abdikadir Elmi Kahin (Shiine)
hargeisapress@gmail.com
Mobile 00 252 63 4429044
Best Regards,