JAWAAB .. JAMAAL CALI XUSEEN MALAHA ARAGTI SIYAASADEED BY.PROF. MPHAMED AH

Ma doonayo inay dad aan Garan waayay ujeedadooda iga lumiyaan qoraalada maqaalada aan ku tilmaamayo dhaliisha AXSAABTA iyo madaxda dalkayga Somaliland ee u baahan in la toosiyo.

jjjjjjjjj

Somaliland waxay leedahay taariikh aad u fog oo halgan dheer loo soo galay, dhiig badana ku daatay, dadkuna aanay aad u wada hayn taariikhdaa. Laakiin waxa nasiibdaro ah in muwaadiniin badan oo u dhashay Somaliland oo marka madaxda axsaabta ama loo sheegayo dhaliisha madaxda aad moodeysid, dad aan is idhi ma guulwadayaashii kacaankii Oktoobar bay ka hadheen, ama waxa lagu soo koriyey Dhalintii kacaanka ay jawaabo aan macne iyo xikmad ku fadhiyin ugu jawaabaan muwaadiinta tilmaamaya madaxdooda ee farta ugu fiiqaya dhaliisha masuuliyiinta iyo khaladaadka maamulka.

jawaabo kuwaas oo aan waqti iskaga lumiyo. balse waxaan xusuusinayaa inay Somaliland ka mid tahay dalalkii ugu horeeyey ilbaxnimadda caalamku ay ka hana qaaday, Somaliland waqtigan la joogo waxay ka mid tahay dalalka
Ma doonayo inaan u ugu xasiloon geeska Afrika, waxay leedahay laba gole oo sharci dejin ah oo kala ah golaha wakiilada iyo ka golaha guurtida waxaana ay qaadatay nidaamka dimoqraadiyadda ee ku dhisan habka asxaabta badan iyo xoriyatu qawlka Dastuurku damaanad qaaday.
PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATTAN (JAAFAA)
Nairobi, Kenya.

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Fekrada Iyo Qaabka Fahan Ee Qoraalkan Waxaa Iska Leh Qoraaga Ku Saxeexan, Kasbashadiisa Iyo Ka Booditaankiisuna Wuxuu Gaar U Yahay Isla Qoraaga. Marnaba Kama Masuul aha Shabakadda Somalilandtoday.com Balse waxay Shabakaddu Diyaar u Tahay Is Dhaafsiga Rayiga Gacal Wadaaga Ah……..