Jamaal Cali Xuseen Sawirkan Ayaa Nagaga Filan: By Filsan Ali

Jmaal Cali xuseen oo danaynaaya mushaxnimada madaxweynaha dalka, waxaa qofkasta ku soo maraya maraad qiimayso,

waxaan hadaba baraha bulshada ee facebookga ku arkay sawir ay aniga iga soo baxday qiimaynta jamaal, kaas oo ah midkan uu labada gacmood ka buuxsaday haweenkan sodohaha ah, iyadoo shareecadu xarimtay xitaa salaanta ayuu jamaalna kuba faanaya oo waliba gacmaha ka buuxsaday. marka jamaal dadka ha kaga qosliyo

10482392_536650853145935_8804740105492949528_n

Filsan Ali Adam

Abudabi.