Jabuuti Oo Siyaasiyiinta AWDAL Ku Eedaysay Faafinta Warar Lid Ku Ah Xuduudkeeda Selel + DAAWO

(SLT-Jabuuti) – Taliyaha laanta socdaalka ee Jabuuti, Kornayl Cabdillaahi Cabdi Faarax ayaa ka hadlay wararka sheegaya in xuduudka Jabuuti iyo Somaliland xidhan yahay, waxaanu sheegay in aanay xidhnayn, hasa-yeeshee wuxuu sheegay in wararka noocaas ah ay faafiyeen Siyaasiyiinta Gobolka AWDAL.

Taliyaha Booliska JabuutSidaana waxa uu ku sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Jabuuti.