Isku Duubnida Iyo Is Ku Tanaasilku Waa Ta Aynu Ku Caano Maalay Somaliland.

Duruufaha Inagu Xeeran Iyo Mandiqada Aan Ku Naalo Ee Baaxaa Degaysa

Waxay Ina Faraysaa Isku Tanaasul Iyo Is Taakulaysi , Is Maandhaafka Golaha Shacbiga Si Dhakhso

Ha Loo Soo Afjaro , Cunfi Iyo Colaad Iyo Cudud Muujin Uma Baahna Ee Xaqa Ku Adima Xal Saxa

Oo Cadaalad Iyo Caqli Ku Dheehantahay Sidii Caadada Iyo Dhaqanka Inoo Ahayed Ha Lagu Soo

Gunaanado. Si Aan Doorashooyinka Ugu Diyaar Garawno

Somaliland Guul, Cadaalad, Midnimo , Xaqsoor , Horu Mar, Horu Socod, Iyo Nabad Waarta

Waxan Inoo Rajaynayaa Himilada Guusha Ictiraaf Oon Hanano Iyo Somaliland Beesha Caalamka Ka Mid Noqota

Insha Allaha Mudo Dhaw

Xaq U Dirir

Musa Aw Hassan Lodoon

Awdali Dubai