INAGU MA MARAYKAN BAYNU NAHAY

ASC dhamaan shacabka sland waxan arkayey websedyada qaar qoraya

baasaboorka somaliland oo ka qaalisan kan maraykanka waa dhicikartaa

inagu maraykan ma nihin lama dhaqaale nihin maraykanku waxay ahayd inuu 

bilaashba dadkiisa ku siiyo waayo lacag uma baahna ,halka ingiriiska isna ay 

 sheegeen isna inuu inaga jaban yahay caalamku isku mid maaha wadama sadexaad

qaar baa 300$ ah qaarna ka badan waxanse kuu sheegayaa wadankan sweden ma taqaan 

inta lagu qaato oo waliba aan da,na ku xidhnayn ilamaha yar markuu dhaho dhalashadu waa

bilash oo basaboor uma baahna markase aabihi ama hooyadii safarayso ama la safrayso waa

usoo saari kartaa dadkase waaweyn waxaa laga qaadaa lacag ID CARDKA IYO BAASABOORKABA

aa

 mid yar iyo mid weyn waana 1500 kron oo u dhiganta 210$ basaboorka iyo markaad doonanaysid

oo boolisku kaa qadayo lacag 380kr ah oo u dhiganta 50$ markaa waxan odhan lahaa halaga daayo

dacaayadaha iyo daba qabatinka dalka oo websedyadu ha kala gartaan waxa la mucarido iyo

waxa aan la mucaaridin wadanaiyada ha fahmaan awlaba kan somalia ayaad u doonan jirtay

boosaaso iyo gaalkacyo iyo muqdisho oo waliba safar kuu dheer yahay maxaad ku diidaysaa hadii

kii dalkaaga laguugu keenay gurigaagii ama xafiiskiba kugu yaal xafadaada oo xitaa qaar aanay u

lugaynayn waa dhici kartaa in muwaadiniinta qaar u jiro 7 talaabo ama albaabka ku dhagan uu

ka heli karo hala soo dhaweeyo waxkastana yeynaan war ka dhigin -wa bilaahi tawfiiq

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Fekrada Iyo Qaabka Fahan Ee Qoraalkan Waxaa Iska Leh Qoraaga Ku Saxeexan, Kasbashadiisa Iyo Ka Booditaankiisuna Wuxuu Gaar U Yahay Isla Qoraaga. Marnaba Kama Masuul aha Shabakadda Somalilandtoday.com Balse waxay Shabakaddu Diyaar u Tahay Is Dhaafsiga Rayiga Gacal Wadaaga Ah……..