Hambalyo Meherka Wariye Sakariye Sudaysi Iyo Manaan Cabdirisaaq

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

dhamaan hawlwadeenadda warbaahinta Somalilandtoday Media Group. Khadar  Xasan Axmed (kiimiko) Jaamac Aadan Maxamed, Mxamed Aadan Isxaaq, Maxamud C/raxmaan Xirsi, Xasan Jibriil iyo waliba Suxufiyiin Gobolka Togdheer Ee Kala Ah, Yaasiin Cawil X.cali, Wariye Maxamed Cilmi xasan(Shiine), sakeriye Sheikh mustafe,Shaafici Obosiiniyo,Maxmed siciiid Gaaxnuug, Maxamed Faarax Iyo Dhamaanba Bahda BulshoTV ee Burco, Agaasimaha Somalilandtoday Ee Gobolada Bari Xabiib Cigge Iyo Shaafici Maxamed Ibraahim, Maxmed xuseen Moto Iyo DHamaanba Bahda Saxaafada Gobolka Togdheer Waxay Hablyo aan Lasoo Koobi Karin Hawada Umarinayaan.hambalyo sakeriye

Mudane:Sakeriye Xasan Raage (Wariye Sudaysi)

                                   iyo

Marwo:Manaan  Cabdirisaaq Yaasiin.

Oo Maanta oo Bishu Tahay 19/Octoper/2014 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa gar ahaana Imperial Hotel

Waxaanu leenahay Noqda Kuwii Gurigooda Iyo Arooskoodaba Ku Gaadha Bashbash Iyo Barwaaqo, Alle Ha idinka yeelo qoyskii lagu nastee Nabad gala

Waxaana Bahda SomalilandToday aanu Usoo xulnay heestan oo aanu ugu talo galnay meherka lamaanaha qaaliga Ee isdoortay Daawasho wacan

Xabiib Siciid Xasan

Somalilandtoday/Burco/Office