Hambalyo Meher Oo Ku Socota Boqorka Maxamed Cabdi Yuusuf Iyo Boqorada Fadxiya Maxamed Cilmi

anagoo kala ah dhamaan qoyska iyo qaraabada,

11204020_1101972499821850_2825974008098522173_n

subeer cabdi yuusuf, raaxo cabdi yuusuf, niciima cabdi yuusuf, fardawsa cabdi yuusuf, farxiya cabdi yuusuf ladna cabdi yuusuf, hoodo cabdi yuusuf, hana cabdi yuusuf, axmed muxumed cali, sacad muxumed iyo dhamaan ilama muxumed cali axmed nuur xasan maxamuud iyo dhamaan ilma xasan maxamuud waxaanu hambalyo aan lasoo koobi karin u diraynaa Maxamed cabdi yuusuf iyo Fadxiya maxamed cilmi oo maanta oo isniina meherkoodu ka dhacay magaalada dila waxaanan leenahay ducadii rasuulka baarakalaahu laka wabaaraka calayka wajamaca baynakumaa filkhayr aw bikhayr sidoo kale waxaan leenahay noqda kuwii arooskooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo iyo caafimaad qab