Hambalyo Meher Oo Ku Socota Al-ustaad Abdirahman Sacad

Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo hawlwadeenada kale ee Kulliyadda dhaqaalaha iyo siyaasadda ee jaamacadda Hargeysa waxay halkan hambalyo kal iyo laab ah uga dirayaan Al-ustaad Abdirahmaan Sacad Muuse iyo Marwadiisa qaaliga ah Asma Mohumed Hassan oo meherkoodu maalintii khamiistii ka qabsoomay Hotel Mansoor ee magaalada Hargeysa..

sacad Hambalyo

Waxay qoysakn cusub ilaahay uga baryayaan inuu noqdo reerkii lagu nasto ee lagu nagaado..

Baarakalaahu Lakumaa Waa Baaraka Calaykumaa Wa Jamac Baynakuma Bil Khayr