Hambalyo Dhalasho: Muniir Iyo Xamda Oo Gabadhi U Dhalatay

Tifaftiraha Whttp: somalilandtoday.com /hambalyo-dhalasho-muniir-iyo-xamda-oo-gabadhi-u-dhalay/argeyska Somaliland, Cabdiqaadir Aaden Carab, Wariyayaasha kala ah, Xabiib Cigge,  Jaamac Aaden, Khadar Xasan (kimiko), Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Xasan Jibriil, Maxamed Isaxaaq Iyo Guud ahaan bahda Somalilandtoday Media Group, waxay Hambalyo farxad leh u dirayaan.

Muniir

Guddoomiyaha Somalilandtoday Media Group, Muniir Axmed Cigaal Iyo Marwadiisa Xamda oo Magaalada Boras ee dalka Sweden Caawa Inan Ugu Dhalatay, waxaanu leenahay soo barbaar oo Alle hakaa dhigo tii dalkeeda, dadkeeda, Diinteeda iyo waalidkeedaba anfacda..Aamiin…Aamiin..