Hambalyo Dhalasho: Garyaqaan Mustafe iyo Farduus Gahay

Maxamed Saleebaan Cumar, Mustafe Xuseen Daahir (Plaza), Khadar Maxamed Faarax, Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), C/Raxmaan Cismaan Cumar, C/Qaadir Aadan Carab, Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi), Siicid Ibraahin Dool (Gurey), C/Raxmaan Cismaan Cumar (Xaaji), Maxamed Aw Cali Cartan (Hal-deeq), Axmed Aw Geeddi (Dheeraad), Khaalid Jaamac Qodax, Mustafe Maxamed Khayre, Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase), Axmed-Yaasiin C/Raxmaan Axmed (Dool), Axmed Saleebaan Cumar, dhammaan bahda Akadamiga Waxbarashada iyo Cilmi-baadhista ERA, Weedhsan Corporations, Ramaas News, Waaheen, iyo Dugsiyada Maroodijeex waxa ay hambalyo u dirayaan labada lammaane

Garyaqaan Mustafe Maxamed Xaaji Daahir iyo

Farduus Maxamuud Gahayr

 

Oo maanta wiil ugu dhashay Gargaar Hospital ee magaalada Hargeysa.. Wiilkaas oo loo bixiyay Maxamed Mustafe Maxamed Xaaji Daahir, waxa ay leeyihiin abti soo barbaar. Noqo kii dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa anfaca.

 

saedmgahair@hotmail.com