Hambalyo Aroos

Muniir Axmed Cigaal, Cabdiqaadir Aaden Carab, Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Barre Maxamed Cabdillaahi, Saleebaan Cabdi Cali, Jaamac Aaden, Khadar Xasan, Maxamed Aaden, Xasan Jibriil iyo guud ahan Bahda Somalilandtoday Media Group, waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Xasan Keefkeef

 Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef)

&

Marwadiisa Nimco X. Cali Yuusuf

Oo Arooskoodu Ka dhacay Magaalada Hargeysa, waxayna leeyihiin noqda labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela…Aamin…Aamin