Maayarka Caasimadda Somaliland Cabdiraxman Soltelco Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khilaaf La Sheegay Inuu Ka Dhexjiro Maamulka Sare Ee Dawladda Hoose

(SLT-Hargaysa) Maayarka Caasimadda Hargaysa Cabdiramxaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) Oo saxaafadda kula hadlaayay xafiiskiisa ayaa faah faahin ka bixiyay khilaaf la sheegay inuu u dhaxeeyo madaxda sare ee Dawladda Hoose. Hoos ka DAAWO Shirkii jaraaid Ee Maayar Soltelco.