Haddaanu nahey Beesha Ciise Cimraan Taagradii Dowladda Axmesd Moxamed Moxamud { Siilaanyo } iyo Xisbiga Kulmiye Taageradaydii waanu kala noqonaynaa !,by Mr. Belel –

Waxaan Salaamayaa Ummadda Walaalaha ah e Rer Somaliland oo dhan iyo Saxaafadda noo suura gelisay inaanu iskula xidhiidhno Baraha Bulshada oo Somalilandtoday ka midtahay.

   Gobolka Togdheer wa Reer ba loGacangeliyey !,Dad iyo Duunyo waxba hambeyyn maayaan wa Reer Biniin Xafiiskii Gobolka wey inqilaabeen iyada o an Dhiig ku daadan!, Gudomiye kuxigeenkii hore e Daacadda aha Mr Ubaxle  intey dacweeyeen bey Wiil ay Abti u yihiin Madaxtooyada kaso ansixiyeen!.

mr belel(68).jpg

 Mayarka , Gudoomiyha Gobolka Burco kuxigenkiisa iyo Laamaha Amniga e Togheer oo aanu Gurmad Dad iyo Duunyaba lagu baadiyo kafileyney !,ya Odayaashii Rer Gunburlibaax oo Biyodhaamis Iyo Badbaadada Dadka iyo Duunyada ku jira aya lasoo xidhxidhey iyga aan Wax Dembi ah gelin !,  Rer GunmburLibaax Kumeydaan dhiirteen e Badhky ba kugu jira !,Wax Wanaag ah ma kordhinayo Xadhigga Odayaashu !, Wiilasha la yidhi Shoobare sameeyen e Rasaasta ama isku deyge Samey Maamulka Burco yaa Dembigaa iska leh!, wayo 2 dii Qolo ee Dilku dhex yiil Heshiiskii lama dhameystirin !,Waxba la dhoodhoobey !,Amar Dowladeed bu ahaa Warqad Wax laga akhriyey oo aan weli la fulin oo laisu imaan o 2 dii Dhinac weli la isuma keenin o Xshiiskii o Qabyo ah o Abaar xunni jirto !, Amnigu muxuu u Wiilasha usoo xidhxidhi wayey e uu Odayaasha Gurmadka iyo Badbaadada Dadka iyo Duunyada ku howlanaa maxa ey Xadhiga ku mutystn!!!, wa naloo Dowladeynayas !.

Gobolka Madaxda losoo Magacaabayo hala iska hubsado o Bulshada Gobol walba hala tashado!,Gobolka Togdheer Rer  Qudha la wareegey Maamulkii intuu le”ekaa ,Xaafadihii Bariga Burco o dhan illaa Gudiyada Bulshada !,Beelaha Bariga Burco dhexdoodaa Dulmiga ugu xuni ka jiraa !,Kacdoon iyo Mudaaharaad uun baa Madaxtooyadu waxku ogaataa !.

Rer GumburLibaax iyagaa lagu duuley o Nin laga diley !,Ma Xoogbaa Nabad lagu rabaa iyo Amarkutaagleyn ! {Nin Rag ah ba hadduu kaa kor maro Libimini deeqaa !} !!!.

    Wiilashii yaa ilaalinaya haddii odayaashii Kibir lagu xidhxidhey !!!, Wixii dhaca Dowladda iyo Shicibka JSL ba K Markhaati in Rerkii Markii hor werarka fulanimada lgu qaaaey ee Gardarada lagu qaadey e dilka loo geysty in haddana Kibir e baad o Awood shegasho ah ,Magaca Dowladda iyo Shaadhka Dowladda naloo adgsanayaa so maaha?!!!.

       Ciise Cimraan oo Mudankii Mahamed Sheekh Isaxaaw ah { Cimraan } Taageradii Dowladda Axmed Siilaanyo waanu kala noqoney iyo Xisbiga la isugu soo dhuuntey e Kulmiye { Qudhmiye }wa la eeday !, Inan Gumeekii uunbaa ka faaiideystay !iyo Laangaabkii uu urursaday !{ Xibiga Kacaanka Soomaaliyeed } ! yu u Xuub siibty !!!.

Madaxda Goboladda JSL Qaarkood Somaliya yay Xihidhiih la leeyihiin Qaar na Alshabaab ba Lagu xantaa iney Xidhidhiidh la leeyihiin !, haddey Daacad yihiin Aminiga , Midnimada Bulshada iyo Horuumarka yey ka shaqeyn lahaayeen !, ee fidno kamay shaqeeyn iyo bulshada o Beelo ay u kuka qaybiyaan iyo Qabyaalad Qadhmuun o ureysa !.

Haddaan Waxlaga qaban Rag aan ogahy meel dheer baa laga dooni Nabaddaa lagu cayaarayo !, BUlshadu haddey Nabadgelyo iyo Caaalad weydo , Kalsoonidaa lumeysa  o Ninna ku lullanmaayo !, Reero isu Dowladeya hore yaa loo arkey { Qab Qab dhaafeybaa 2 ba Qabiil Qarran ku waayaane }.

      Oayaashii Gurmadka Abaarta e Dad iyo Duunyo badbaadadooda ku howlanna ba nalaga xidhey o 6 Casho xidhan Burco bilaa sabab !,Dowladdaa ka Ma”suul ah Dad iyo Duunyo wixii Harraad iyo Gaajo u dhinta Degaanka Beesha oo Dawacaale Nageegir Ceeldheere , Kalabeydh , Baliyo Ciise ,  GuburLibaax ,WarCibraan iyo Degaanka illaa Xuduudda Etheopiya o Howdka ah illaa Guban ba Odayaashaasi Ceelalyo u ahaayn Biyo Baaddba !,e Caqliga Odaayaashaa Gurmadka iyo Ceelalyadda Xidhey wa Faqash cusub !!Q.

    Illaah baa Mahad leh

    Mr Belel .