“Guul Iyo Guul Daraba Ka Filo Daacish” Brack Obama

(SLT-Washingtong)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa u sheegay saraakiil sare oo hoggaamiya miletariga mareykanka ee ka hawlgala dalka dibediisa, in uu aad uga walaacsanyahay weerarka ay kooxda daacish ku hayso magaalada Kobane.

141014212821_sp_barack_obama_640x360_reuters_nocredit

Magaalada Kobane oo ku taala xuduuda u dhaxeysa Suuriya iyo Turkiga ayaa muddo todobaadyo a waxa isku haya dagaalyahanada Daacish iyo xooggaga Kurdiyiinta oo doonaya in ay difaacaan Magaalada.

Obama ayaa u sheegay taliyayasha ciidanka oo ku shirayey meel ku dhow magaalada Washington in laga yaabo in ololaha miletari ee ka dhanka ah kooxdan uu noqdo mid wakhti dheer qaata, waxaana laga yaabaa buu yidhi in lala kulmo guul iyo guul daro labaduba.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@Somalilandtoday.com