DAAWO: Xisbiga WADANI Oo Shacbiga Togdheer Ku Ammaanay U Soo Bixidii Diwaan-galinta.

(SLT-Burco)Xisbiga WADANI ayaa ku hanbalyeeyay Shacbiga Gobolka Togdheer hanaankii ay ugu soo baxeen Diwaan-galinta oo wajigeedi labaad soo gebo gaboobmay, sidoo kalena ugu baaqay cidii aan is Diwaan-galin inay tagaan 5-xarumood ee Magaalada Burco lagu reebay. Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ee Gobolka Togdheer oo arrimahaas ka hadlay Hoos Ka DAAWO.

 

    Cadnaan MiyaaMI

Email:mayaamift2@gmail.com

Contact:Somalilandtoday/Burco/Office