Guddoomiye Ku-xigeenka Xisbiga WADANI Oo Wasiirka Duulista Hawada Ku Eedeeyay Inuu Garoonka U Diiday.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiye Ku-xigeenka koobaad ee Xisbiga WADANI, Mud. Axmed Muumin Seed oo Saxaafadda maanta kula hadlaayay afafka hore ee Garoonka Diyaaraha Hargaysa, ayaa Wasiirka Duulista Hawada Mud. Maxamuud Xaashi Cabdi ku eedeeyay inuu iska hortaagay Garoonka xili uu Xisbiga WADANI tageerayaal ka tirsan iyo masuuliyiinta Xisbigaasi soo dhaweynaayeen Guddoomiyaha Xisbiga Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), Axmed Muumin Seed oo arrintaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office/