Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Tagerayaal Ku Soo Biiray Xisbiga UCID.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa hadal dheer ka jeediyay xaflad loo qabtay tagerayaal ku soo biiray Xisbigaas. Guddoomiyaha ayaa soo dhaweeyay Tagerayaashaas kana hadlay arrimo badan. Khudbadii Guddoomiyaha UCID ka jeediyay Xafladaas Hoos Ka DAAWO.