Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Shacabka Somaliland iyo Dadyoowga Muslimka ah Ku Hambalyeeyay Curashada Sanadka Cusub Ee Islaamka

(SLT-Hargaysa)Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa , Gudida fulinta , Golaha Dhexe iyo dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga kulmiye wuxuu hambalyo iyo boogaadin u dirayaa curashada sanadka cusub ee islaamka 1\1\1436H awgii dhamaanba shacabiwaynaha Somaliland iyo umadda muslimiinta ah,

mmmm1

wuxuu alle uga rajaynayaa inuu u naxariisto intii dhimatay inta xanuunsanaysana caafimaad dagdag ah siiyo, sanadkan kiisana bash-bash iyo barwaaqo inagu gaadhsiiyo.

Aamin Aamin Aamin

ALLAH                 MAHAD             LEH

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye.

Md. Muuse Biixi Cabdi

– See more at: http://hadhwanaagnews.ca/detail.aspx?id=141957#sthash.vdb4uL3I.dpuf