Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Natiijadii Imtixaanka Ee Lagu Dhawaaqay Oo Ardaydii Ugu Tirada Badnayd Dhacday

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Cabdilaahi (Dhamme) ayaa ka hadlay natiijadii imtixaanka shahaadiga ah ee shalay lagu dhawaaqay,isaga oo si adag u dhaliilay wasaaradda waxbarashada Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO muuqaalka warkaa

Somalilandtoday/Hargeysa/Office