Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Beeniyay In La Musuqay Kala Saaristii Shirkadda Tabaraysa Ciidanka OPU. Halkan Ka Daawo.

(SLT-Hargaysa) Guddoomiyaha Guddida Qarandaraasyada Qaranka Somaliland Aadan Cabdillaahi Nugaal ayaa beeniyay warar sheegayay in loo kala eexday Shirkado u tartamay tababarida Ciidanka Booliska ka tirsan ee Ilaalinta Shidaal baadhista oo dhawaan la shaaciyay Shirkadda ku guulaysatay.

Waxa uu sheegay inuu warbaahina uun kaga war helay Shirkad Maraykan ah oo ka cabanaysa balse aanay jirin wax xidhiidh ah oo ay  la samaysay Guddida qandaraasyada qaranka. Beenintii Guddoomiye Nugaal Hoos Ka Daawo.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office.