Golaha Degaanka Magaaladda Burco Oo Cagta Saaray Jidkii Horumarka, Ayaa Bilaabay Dhismaha Wajigii Saddexaad Oo Laamiyo Cusub Ah./Daawo

(SLT-Burco) Golaha degaanka Magaaladda Burco, oo u muuqday muddooyinkii danbe inay cagta sareen dhinca horumarinta Magaaladda, ayaa bilaabay wajigii saddexaad ee Wadooyin laami ah oo si casriya loo dhisaayo, kuwaas oo laga hirgalinaayo Magaaladda Burco. Muqaalka bilowga wajiga saddexaad ee dhismaha wadooyinka Burco, hoos ka daawo.

Somalilandtoday/Burco/Office.