Faysal Cali Waraabe Hayska Daayo Khudbadaha Badan Iyo Hadalada Iska Hor Imanaaya….By: Xamse Riiraash.

mudane faysal cali waraabe ama eng waa aqoonyahan ka mida aqoonyahanada dalkeena,isla markaasina ka mida hogaamiyayaasha xisbiga caddaalada iyo daryeelka ee somaliland.isagoo isku soo taagay laba jeer balse uu la waayay inuu hanto madaxtimada dalkeena.

Faysal-Cali-Waraabe

balse waxaad moodaa inuu inuu badanaaba ka jeediyo goobaha waxbarashada,caleemo saaryada,iyo goobaha laga hadhadlayo siyaasadaha,mar walbase waxaad moodaa inuu u badanyahay hadalo is burniya oo iska hor imanaya.

haddaba waxaan leeyahay mudane qudbaha badan yaree,si ayna dadka shaki uga qaadin hadaladaada ama samayso afhayeen aad u xilsaarto oo maruun hadla waa talo ka timid aniga oo ku socota adiga salaam

hamse riraash.

++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++

Fekrada Iyo Qaabka Fahan Ee Qoraalkan Waxaa Iska Leh Qoraaga Ku Saxeexan, Kasbashadiisa Iyo Ka Booditaankiisuna Wuxuu Gaar U Yahay Isla Qoraaga. Marnaba Kama Masuul aha Shabakadda Somalilandtoday.com Balse waxay Shabakaddu Diyaar u Tahay Is Dhaafsiga Rayiga Gacal Wadaaga Ah……..