Fariinta Somalilandtoday Media Group: Walal In Alle Ku Naxariisto U Naxiiso Dadka Abaaruhu Saameeyeen Oo Halkan Wixii Aad Awoodo Ugu Dir.

(SLT-Hargaysa)Walaalkayga Muslinka Ahaw u gargaar walaalahaaga tabaalaysan ee Abaaruhu sameeyeen si adna ALLE kuugu naxariisto oo ugu dir wixii aad awoodo Halkaa..

12794373_10208816025660245_5165600020876549451_n