Fariin iyo taalo ku soctotta gudoomiyaha goolaha wakiiladda jamuuryada somaliland

Bismilaahi raxmaani raxiim

Asc wr wbr

salaan ka bacid,somaliland haddii aan la isyeel_yeelahayn waay qabsankartaa doorasho aay ku doorato goole gurtiyeed oo cusub,goole wakiillo ah oo cusub iyo goolaha fulinta oo cusub,shacabka reer somaliland iyagoo aan caalam waxba ka helin ayay dalkooda dhisteen, doorashooyin galeen hore, nabadgalyadoodana adkaysteen iyaddoo aan cidina dibada uga imanin qaadhaan bixiyayaalna aany caawin, waxaa meelkadhac ku ah shacabka reer somaliland in xisbiyyada kulmiye/ucid iyo wadani hogamiyayashoodu aay ku meerastaan qaadhaanbixiyayaalbanu ku xidhaynaa doorashadda somaliland,oo aanu wax ka waydiinayanaa iyadoo aanu dal african ah aanu gaaynayno qaadiyada iyo madaxbanaanida somaliland, ma waxaay sadexdan xisbi garanwayeen inaay ugu yeedhaan qaadhaanbixiyayasha inaay hargeisa ugu yeedhaan oo aay kala hadlaan waxaay kala hadlayaan, why..?aay kenya ugu tageen ma nabadgalyo daraa ka jirta dalka aanay qaadhanbixiyayasha kula hadlikaraayn dalka gudihiisa,arintaani waa arin ku ah ugub ama ku cusub xaaladda dawladnimee somaliland. haddii aan intaasi halkaasi ku dhaafo waxaan u soo jeedinyaaa gudomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani mudane cabdiraxmaan ciiro inuu talooyinkan qaato, talooyinkaas oo ah,in haddii xildhibaanada kulmiye kaga awood bataan vote ka goolaha wakiiladda oo aay xilkaxayuubid ku sameeyaan inaanu arintaasi horistaagin ee uu ogolaado in vote kaasi xildhibaanadu dhaco siddii doontaba ha u dhecee ama xildhibanadaasi halaga soo habeeyo dhnaca xukummada ma iskoodba ha u vote gareeyaan eh,haddii aay gudomiyahhoda xil ka xayuubis ku sameeyaan oo aay arintaasi dhacdo, waxaa u banaan Gudomiyaha cabdiraxmaan ciiro, inuu ku amro ama u soo jeediyo dhamaan xildhibaanada isaga daacada u ah ee xisbigiisa iyo kuwa kale ee raacsanba inaay iska casilaan xubin nimaddooda goolaha wakiilada ee xeerdajinta,haddii aay xubnaha cabdiraxmaan la socdaa iska casilaan xubinnimadooda goolaha wakiiladda waxaa kahasab ah in parliamentarian oo dhan lakala diiro,islamarkaasina ileen Kulmiye oo kaliyi parlieman ma noqonayee aay arintaani keento in doorasho parlieman la qabto islamarkaasina la raaciyo doorasho doorashaadaasi raacda oo la qabto tii goolaha fulinta ee madaxtooyadda oo aay labadda doorasho is raacaan, oo lagu xigsiiyo inaaynu goolaha gurtidana waliba raacino ooy sadex doorasho halkaasi isku raacaan, waa haddii aan lagu kalsoonayn goolaha gurtidda iyo dhexdhaxaadnimmadiisa,arintaan oo u muuqatta ( dhagleey ku shub dhanwalba doorasho ha ka dhacdee) sidaasi darteed waxaan soo jeedinayaa haddii uu cabdiraxmaan ciiro rabo inuu Madaxwayne noqodo inaanu kursiga wakiilada ee shirgudoonka aanu isku dhajin ee uu political risk qaaato oo uu khamaaro, waayo inuu madaxwayne sanadka cusub noqdana la arkee.waxaa kale oon intaasi raacinayaa in dooroshooyinkan sadexda geesoodka ah mar lawada qabto oo lagu beego sanadka cusub ee 2015,oo hore looga soo mariyo qorshahii ahaa in la qabto 26/6/2015 oo hore looga soo mariyo xiligii luugu talo galay inaay markii hore dhacdo.waxaay illa tahay in aay arintaani xal u noqonaayso muranka wakiilada gurtida iyo xukummada ee soo noqononaaya murankaasi oo aany shacabka reer somaliland qaadi karin, sidaas darteed aay doorashooyinkan ka soo baxaan cidii aay ummadu si caddalad ah oo xora u dooratto

saciid xariir diiriye

Presidential candidate

Somaliland social Advancement party.

images (1)