Fanaanka Maxamed Siciid Bk Oo Cabasho Ka Muujiyay Barkulanka Bulshada Ee Face-book-ga .

(SLT-Addis-ababa)-Fanaanka Maxamed Siciid Cabdi Bk  ayaa ka cawday midkamida barkulanka bulshada ee Face-book-ga waxanu Fanaankani sheegay in magiciisa si khalada loo isticmaalo isla markaana lagu caayo Ummada Somalida .

mkkk

Fanaanka oo dhambaal kasoo diray Ethopia oo uu hada ku sugan yahy ayaa waxa uu ku yidhi “horta anuu ma lihi page ka cayda xamar iyo fanaaniinta somalida lagu aflagaadaynayo ee ah Mohamed Bk Official lana soo dhigay farta facebook-ga , mana ihi nin waxa boggaas ku qoran ay ka suurtoobaan in wax la hubsado ayaa muhiim ah , facebook-gana waad la socotaa oo qofkii doonaa ayaa magacuu doono iscticmaali kara, markaas anigu ma ihi qofka boggaas isticmaalaya, saxibaday fanaaniinta xidigaha geeska waan garab taaganahay isku ra’yina waan nahay , fanaaniinta kalena waa walaaladay , waa waajib i saaran waligayna meel umad somaliyed dagto ama joogto maan caayin mana caayi doono”ayuu yidhi Fanaanka Bk.

Somalilandtoday/Hargaysa/Office

Contact@somalilndtoday.com