Fanaanka Caanka Ee Sir. Maxamuud Oo Tacsi U Dirayaa Rer Kabo Tole.

mu0lVyPzDwIMlVHFyoyjv3hy9ZtBwA8edTZWqo7bLtRfkLv753kRQsWwCa7OzqPzAr9Br9g6QYLqxZflIUhgWr2nHSmEM8NjvIWk80k0W6u-=w300-h226-ncSalaamu alaykum halkan waxaan tacsi uga dirayaa anigoo ku hadlaaya magaca ilma cumaryare DHAMAAN ilma CABDI KABATOLE.

 

Geerida ku timi hooyadood oo ku geeriyootay magaalada lonodn geeridu waa xaq dhamaan awlaaday ka tagtay asxaab iyo qaarababa samir iyo iimaan ilaahay ha,a ka siiyo marxuumadana janadii ha geeyo aamiin aamiin aamiin