DUBAI: Dab Baaxad Leh Oo Ka Kacay Dhismaha Ugu Dheer Adduunka Ee Burji Khaliifa. DAAWO

(SLT-Dubai)-Dab aad u holcaya ayaa ka kacay meherad ganacsi oo ku taalla badhtamaha magaalada Dubai kuna dhegan daarta adduunka ugu dheer ee Burji Khaliifa. DAAWO Sida uu dabkasi u dhacay, wax yar uun ka hor xafladda sannadka cusub ee lagu qabanayay halkaasi.

12483521_1629084537352859_706150016_n12483521_1629084537352859_706150016_n