Doorashada Iyo Guud Ahaa Guusha Ay Gaadhay Dal Curdin Oo La Dhaho Jamhuuriyada Somaliland

Dhawaan waxa loo dareeri doonaa doorashadii Madaxtooyada,kuwaas oo ay ku loolami doonaan saddexdaxisbi si ay u hantaan jagada madaxtooyada ugu sareeya. Waxay soo bandhigeen cududoodii mid kastaana wuxuu sameeyey dhoola tos,balan qaadyo iyo wax waliba oo ay ku Saban karaan umad.

Meelaha iyo fagaarayaasho waxay ahaayeen qaar buuxa,siyaasiyiintu waxay ahaayeen qaar iyaguna dhankooda daldalmayay ,tan waa mid u eeg wadamada waawayn waa mid u eeg guul,iyo nuu dal yar oo aan aqoonsi haysan heerka gaadho.

Marka laga reeb xisbiga ucid waxa ugu qoor dheer waddani iyo kulmiye

Xisbul xaakanka hadda talada haya wax badan wuu soo qabtay dhaliilana wuu leeyahay wali

waxa muuqata awoodiisa hadduuna ahayn ka ugu horeeyey wali dalka.

Isna waxa kusoo daba jira waddani oo dadaalaya waxa aan rajaynayaa guul somaliland iyo doorosho xor iyo xalaala salaam
Hamse riraash

hamseriraash@hotmail.com