DAAWO: SHALAY: “Muuse Biixi Cod Looguma Hayo Bariga Burco Dadkuna Kuma Khasbana “.Xildhibaan Bidhi

(SLT-Burco)Xasuus celinta shabakada Somalilandtoday.com ayaa idin soo tabinaysa mid kamid ah isbadalada ay caanka ku yihiin qaar kamid ah dad ka siyaasadda ku jira. Maanta waa Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Bidhi oo wakhti aan sii fogayn laga guntay weedhahan. Hoos ka DAAWO