DHAGEYSO: Nuxurka Khudbad Uu Madaxwayne Axmed Siilaanyo Ka Jeediyay Shirka London Ee Maalgashiga Somaliland

(SLT-Hargeysa) – Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa khudbad ka jeediyay furitaanka shir caalamiya oo ka furmay Magaalada London, kaasi oo lagaga hadlayo Maalgashiga iyo Ganacsiga Somaliland.

1797994_10152541844773800_3918414757549632582_n

Somaliland _ Uk

Shirkan oo ah mid muhiim ah ayaa waxa Madaxwaynuhu khudbaddiisa ku soo qaaday doorka shirkani ka qaadan karo horumarinta Maalgashi ee Somaliland.

 Halkan Hoose Ka Dhagayso Nuxurka khudbadi Madaxweynaha SL

Somalilandtoday-London-Office.